Xasan Sheekh oo Waali ku tilmaamay Warkii kasoo yeeray Madaxweyne Farmaajo

Golaha midowga musharaxiinta Madaxweynaha ayaa si kulul uga hor yimid qoraalkii uu soo saaray Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday ee Farmaajo uu ku sheegay in Ra’isul Wasaare Rooble ku fashilmay hogaaminta doorashada . Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo warbaahinta la hadlay markii shirka musharaxiinta soo dhamaaday ayaa si kulul uga hor yimid una dhaliilay … Continue reading Xasan Sheekh oo Waali ku tilmaamay Warkii kasoo yeeray Madaxweyne Farmaajo